MAANHADAL: Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya 1960kii illaa maanta (dhegayso | daawo)

MAANHADAL: Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya 1960kii illaa maanta (dhegayso | daawo)

Kulanti wacan dhagaystayaal ku soodhawadda barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan ku falanqeyn doono siyaasadda khilaafka Soomaaliya iyo Kenya iyo damaca ballaaran ee Kenya kuna aaddan badda Soomaaliya.

Shalay oo Khamiis ahayd dawladda Kenya ayaa mar labaad ka hadashay xiisaddaas kuna eedeysay Dowladda Federalka Soomaaliya in ay dunida marinhabaabinayso. Kenya ayaa sheegatay in aysan ka tanaasuli doonin taako kamid ah dhul-badeedka lagu muransan yahay ayna macquul tahay in Kenya ay
cunaqabatayn ku soo rogto dalka Soomaaliya.

Maanhadal waxaa maanta marti u ah Danjire Ciid Baddal oo ahaa safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey QM (UN) iyo Prof Xasan Sheekh Cali Nuur.

Ahmed Shiikh Maxamed Tallman ayaa barnaamijka soo jeedinaya. Hoos ka dhegayso.

Hoos ka daawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com