Madaxda ONLF oo ku wajahan Muqdisho

HomeWararka

Madaxda ONLF oo ku wajahan Muqdisho

Guddoomiyaha guud ee jamhadda ONLF Maxamed Cumar Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo saraakiisha jamhadiisa katirsan ayaa ku wajahan Muqdisho. Xild

Banaanbax looga soo horjeedo Cabururinta lagu hayo Shacabka lascanood oo Gaalkcyo kadhacay (dhegayso)
Ganacsade xalay lagu dilay Bosaso
Waxgaradka Galmudug:” Dhiig la daadiyo dan inoguma jirto (Daawo)

Guddoomiyaha guud ee jamhadda ONLF Maxamed Cumar Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo saraakiisha jamhadiisa katirsan ayaa ku wajahan Muqdisho.

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan dalka Asmara ayaa sheegay wafdigan inuu casuumay madaxwaynaha Soomaaliya, kadib kulamo uu kula yeeshay magaalada Asmara.

Itoobiya iyo ONLF oo dagaal muddo dheer uu ka dhaxeeyay ayaa dhowaan heshiisyo gaaray, taasi oo badashay aragtidii dowladda Soomaaliya ee la xiriirtay ONLF oo ay horay ugu tilmaamtay urur argagaxiso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    WEL COME TO MOGADISHU CITY.
    ONLF WAA URUR KA DAGAALAMAY GUUMAYSIGA ETHIOPIA AYKU HAYSO SOOMALI GALBEED!.

DISQUS: