Banaanbax looga soo horjeedo Cabururinta lagu hayo Shacabka lascanood oo Gaalkcyo kadhacay (dhegayso)

Banaanbax looga soo horjeedo Cabururinta lagu hayo Shacabka lascanood oo Gaalkcyo kadhacay (dhegayso)

Magaaladdda Gaalkcyo waxaa maanta isugu so baxay shacab Farabadan oo ka kala yimid xaafadaha Magaaladda Gaalkcyo kuwaas oo kaso horjeeday caburinta iyo dhibaatada uu maamulka somaliland ku hayo shacabka Magaaladda Laascanood.

Wariye Hodan Sulub Diini ayaa Warbixintan Gaalkcyo kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com