Heshiis Sadex Geesood ah oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya, Eriteriya iyo Itoobiya

HomeWararka

Heshiis Sadex Geesood ah oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya, Eriteriya iyo Itoobiya

Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eriteriya ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey habeenimadii xalay heshiis sadex geesood ah oo dhexmaray dowladaha Soomaa

MARTISOORKA Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) – HALGAN Nololeed oo aad u Dheer | Qaybtii 5aad (daawo)
Barlamaanka oo Dhegaysanaya Mooshin Ka Dhan ah DFS iyo Maamul Goboleedyada (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eriteriya ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey habeenimadii xalay heshiis sadex geesood ah oo dhexmaray dowladaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Eriteriya.

Heshiiska ayaa ku suntan in bulshooyinka  Soomaaliya, Eriteriya iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi dhaqaalle, amni, bulsho, dhaqan iyo siyaasadeed iyo sidii looga shaqayn lahaa guud ahaanba gobolka in lagu dabaalo xaislooni iyo horumar.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo, madaxwaynaha Eriteriya Asias Afawarki  iyo Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa heshiiskan u kala saxiixay dowladahan.

Heshiiskan ayaa waxaa ka horeeyey heshiis hore oo sadex geesood ah oo Imaaraatku la saxiixday dalalka Itoobiya iyo Eriteriya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: