Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso, waxaana idiin soojeedinaya  Maxamuud Cabdi Ibraahim.

qodobada ugu waawayn Caawa & Daljir waxaa ugu horreeya:

  • Bali-dhidin, Bari, dad looga shaki qabo inay u geeriyoodeen biyo sumaysan iyo 16 qof oo la dhigay isbitaal
  • Madaxwayne Farmaajo oo ka warbixiyay kulamadii uu la soo yeeshay dhiggiisa Masar
  • Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha diinta Puntland oo ka hadlaya lacagaha xaddhaafka ee saaran xujayda Soomaaliya.

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com