Michal Keating oo muddo xileedkiisa Soomaaliya ee QM ka dhamaaday

HomeWararka

Michal Keating oo muddo xileedkiisa Soomaaliya ee QM ka dhamaaday

Xogahayaha guud ee QM Antonio Gutress ayaa qorshayanaya inuu badalo wakiilka QM ee Soomaaliya Micheal Keating oo muddo xileedkiisa uu dhamaaday. Keating ayaa muddo laba sano iyo bar ka howlgalayay Soomaaliya. Warar ayaa sheegaya in xilkaasi loo wado Nicolas Haysom oo QM kala shaqeeyey dalalka Afgaanistaan, Suudaanta Koonfureed iyo Suudaan.  

Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso)
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeer shaqo ku tahay Hay’adda Shaybaarka Sharciga ah ee Puntland (Saswiro)
CAGAARAN: Deegaan ku talaabsaday horumar dhicanyada tabanaya (Daawo)

Xogahayaha guud ee QM Antonio Gutress ayaa qorshayanaya inuu badalo wakiilka QM ee Soomaaliya Micheal Keating oo muddo xileedkiisa uu dhamaaday.

Keating ayaa muddo laba sano iyo bar ka howlgalayay Soomaaliya.

Warar ayaa sheegaya in xilkaasi loo wado Nicolas Haysom oo QM kala shaqeeyey dalalka Afgaanistaan, Suudaanta Koonfureed iyo Suudaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: