Shirka Madaxwaynayaasha Dowlad Goboleedyada oo maanta furmaya

HomeWararka

Shirka Madaxwaynayaasha Dowlad Goboleedyada oo maanta furmaya

Waxaa kasocda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose dadaaladii ugu dambeeyey ee kulanka madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada iyo dowladda

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Baraha Ciidanka Amnigu ku leeyihiin wadooyinka Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka Amniga Magaalada Dhuusameeb.
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Waxaa kasocda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose dadaaladii ugu dambeeyey ee kulanka madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe ee dalka.

Shirkan ayaa diiradda saaraya arrimaha guud ee dalka iyo danaha dowlad goboleedyada, sida uu saxaafadda uu usheegay madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Shirkan ayaa wararka sidoo kalle sheegayaan in looga hadli doona dorashada hogaanka golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada oo xiligaan uu madax ka yahay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: