Kenya oo duqaysay deegaanka Afmadow ee gobolka Jubada Hoose

Kenya oo duqaysay deegaanka Afmadow ee gobolka Jubada Hoose

Ciidamada cirka ee Kenya ayaa duqayn ka gaystay deegaanka Afmadow ee gobolka Jubada hoose, gaar ahaana deegaamada Warmaal iyo Suuboow.

Sarkaal katirsan ciidamada Kenaya ayaa sheegay inay ku burburiyeen saldhigyo ay Al-shabaab lahaayeen oo ay ka qorshaynayeen inay ku weeraraan deegaanka Afmadow.

Sarkala u hadlay militariga Soomaaliya ee Jubada Hoose ayaa soo dhoweeyey howlgalka oo uu sheegay in looga hortagay weeraro Al-shabaab qorshaynayeen inay ka fuliyaan deegaanka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com