Madaxwayne Camey: “Shaqo gaar ah ayaan Xamar u tagay, siyaasadda shaqo kuma laha”

HomeWararka

Madaxwayne Camey: “Shaqo gaar ah ayaan Xamar u tagay, siyaasadda shaqo kuma laha”

Madaxweyne kuxigenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin  Xaaji Cumar Camey oo safar ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay magaalada

Muqdisho: Wasiirka Ganacsiga oo kala diray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha
Boosaaso: Madaxweyne Deni oo ka qeyb galay kulan looga hadlayo amniga magaalada
MARTISOOR: Axmed Cali Cigaal, Jigjiga iyo fanka Soomaalida (dhegayso)

Madaxweyne kuxigenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin  Xaaji Cumar Camey oo safar ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe .

Camey ayaa sheegay in  Muqdisho uu utagay howlo gaar ah , balse maalmihii uu ku maqnaa Muqdisho warbaahintu ay qoraysay warar aan sal iyo raad lahayn uu ku saabsanaa safarkiisa Muqdisho .
Camay oo warbaahinta lahadlay ayaa waxaa hadaladisii kamid ahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: