Boosaaso: Madaxweyne Deni oo ka qeyb galay kulan looga hadlayo amniga magaalada

HomeWararka

Boosaaso: Madaxweyne Deni oo ka qeyb galay kulan looga hadlayo amniga magaalada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa Shir-Guddoomiyey kulan uu la qaatay xubnaha Golah

Shirkii Tabashada Beesha Tanade Daarood oo Qodobo Hordhac ah laga soo Saaray (dhegayso)
Galmudug oo sheegtay in Saldhigyo Booliis ka hirgalineyso magaalooyinka laga qabsaday Al-shabaab
Madaxweyne Deni“isbadal ayaan ku samayn doonaa maamulka gobolka Bari iyo kan degmada”(dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa Shir-Guddoomiyey kulan uu la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada ee ku sugan Boosaaso.
Kulanka ayaa looga hadlay Amniga Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland iyo dardargelinta howlgalada amni ee ka socda Gobolka oo meel wanaagsan maraya.

Puntland ayaa sheegtay in Dowladda Puntland iyo shacabkeeda ay ku jiraan heegan buuxa, Iyadoo loo guntaday sidii argagixisada looga sifeyn lahaa guud ahaan Puntland.

Al-Shabaab ayaa siddeed maalin ka hor weerar ku qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso, halkaas oo ay kasii daayeen maxaabiis uxirneyd dambiyo kala duwan.

Diiwaanka wararka Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0