Madaxwaynayaasha Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa gaaray Kismaayo

HomeWararka

Madaxwaynayaasha Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa gaaray Kismaayo

Madaxwaynayaasha Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Madaxwaynayaasha ayaa u balansa

Maxkamad ku taalla Mareykanka oo Xukun ku ridday Nin dilay Darawal Soomaali ah.
Madaxweynaha Kenya oo Qaadacay Go’aankii Maxkamadda Sare Ku Diidey Guushiisa
Maamulka Jubbaland oo horjeestey go’aanka doorashada Wasaarada Arrimaha Gudaha

Madaxwaynayaasha Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Madaxwaynayaasha ayaa u balansan ka qaybgalka shir kadhacaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose maalinimada beri.

Wararka ayaa sheegaya doorashooyinka kusoo wajahan dowlad goboleedyada Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed lagu soo qaadi doono, waxaana hogaamiyeyaashan ay walaac ka qabaan dowladda dhexe inay soo faragaliso doorashooyinkan, taasi oo ay u arkaan mid khilaaf hor leh soo kordhin kara.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: