Maamulka Jubbaland oo horjeestey go’aanka doorashada Wasaarada Arrimaha Gudaha

HomeWararka

Maamulka Jubbaland oo horjeestey go’aanka doorashada Wasaarada Arrimaha Gudaha

War-saxaafadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan wax door ah ku lahayn hannaanka doo

Ciidamadda Dowladda oo guulo ka sheegtay dagaal shabeelaha dhexe ka dhacay
XAALADDA CAKIRAN EE SOMALILAND DHAN SIYAASADEED & DHAN DHAQAALE
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

War-saxaafadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan wax door ah ku lahayn hannaanka doorashada lagu wado in ay ka dhacdo Jubbaland.

Qoraalkan ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowlada federalka inay farogelin qaawan ku hayso arrimaha doorashada.

Wasaarada Arrimaha Gudaha dowlada federalka ayaa soo saartay qoddobo ku saabsan doorashada Jubbaland kuwaasoo ay qodobadiisu ka mid ahaayeen sida loo soo xulayo xildhibaanada,doorka haweenka iyo halka lagu qabanayo doorashada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: