Madaxwaynayaasha Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa gaaray Kismaayo

Madaxwaynayaasha Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Madaxwaynayaasha ayaa u balansan ka qaybgalka shir kadhacaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose maalinimada beri.

Wararka ayaa sheegaya doorashooyinka kusoo wajahan dowlad goboleedyada Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed lagu soo qaadi doono, waxaana hogaamiyeyaashan ay walaac ka qabaan dowladda dhexe inay soo faragaliso doorashooyinkan, taasi oo ay u arkaan mid khilaaf hor leh soo kordhin kara.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com