OGEYSIIS Ogeysiis Ogeysiis: Carafaat Hospital Garoowe (dhegayso)

HomeFursadahaOgeysiis

OGEYSIIS Ogeysiis Ogeysiis: Carafaat Hospital Garoowe (dhegayso)

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada Garoowe iyo kuwa Soomaaliyeed in Cisbitaalka Carafaat ee magaalada Garoowe uu shaqo bilaabay. Carafaat waa Cis

SHAQO KA BANNAAN HAY’ADDA WFP: Administration Officer, FT NOB Garowe (140462)
Doolow: Fursad Shaqo DRC – Supply Chain Assistant
Guriceel & Baardheere: Fursad Shaqo ICRC – Sarkaal Daryeelka & Caafimaadka

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada Garoowe iyo kuwa Soomaaliyeed in Cisbitaalka Carafaat ee magaalada Garoowe uu shaqo bilaabay. Carafaat waa Cisbitaal aad loo qalabeeyey, casri ah, oo bukaanjiikfka uu qof walbaa leeyahay qol u gaar ah, leh shaybaar casri ah, qalabka raajada, computerka bukaanka, gargaarka degdegga oo si gaar ah u qalabeysan, qaybta qalliinka, iyo waliba qaybta dhalmada oo ayana gooni ah, lehna mashiinka lagu kobciyo ilmaha 7 bilood ku dhasha.

Carafaat waxaa ka hawlgalaya dhakhaatiir isugu jira Soomaali iyo ajaaniib oo mid kastaa leeyahay takhasus gooni ah.

Faahfaahinta Cisbitaalka Carafaat oo dhammaystiran hoos ka dhegayso.

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: