Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Hoos-u-dhaca miisaaniyada dowladda Puntland 2017-2018

HomeWararka

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Hoos-u-dhaca miisaaniyada dowladda Puntland 2017-2018

Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeer

Wabiga Shabeele oo Fatahaad Sameyeey (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Tuliguuleed: Qoysas Danyar iyo Agoon isugujira oo la Ciidsiiyay (daawo)
Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, ayaa maanta waxaana  looga dooday  hoos- u-dhaca ku yimid Miisaaniyad Sanadeedkii dowladda Puntland ee  sannadaha 2017-2018.
Haddaba sidee ayey shacabku u arkaan hoose-u-dhaca miisaaniyada dowladda iyo waxa u sababa ah?
Wariye Xasan Heykal oo Bosaaso ku sugan ayaa soojeedinaya Barnaamijka Muuqaalka Bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: