Qarax gaystay khasaare oo kadhacay Muqdisho

HomeWararka

Qarax gaystay khasaare oo kadhacay Muqdisho

Qarax gaystay khasaare dhimasho ayaa kadhacay magaalada Muqdisho, kadib markii gaari ay lasocdeen ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya uu qarxay. G

Madaxweyne Farmaajo oo markale eedeen u jeediyay madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah (dhegayso)
Maqaal: Geedi Socodka Nabadda Somaaliya
Suldaan Saciid Mahamed Garaase: ” Labada qolaba waxay naga aqbaleen xabad joojin”

Qarax gaystay khasaare dhimasho ayaa kadhacay magaalada Muqdisho, kadib markii gaari ay lasocdeen ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya uu qarxay.

Gaariga oo nuuciisu ahaa kaarib ayaa waxaa ku geeriyooday laba ka mid ah ciidamada dowladda oo la socday.

Sidoo kalle dad shacab ah ayaa ku dhaawacmay qaraxa oo kadhacay isgooyska Al-Baraka ee Muqdisho, lama oga inuu yahay qarax gaariga lagu xiray iyo in lagu aasay wadada.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: