Qiimaha Sarifka Lacagaha Qalaad oo kor u kacay (dhegayso)

HomeWararka

Qiimaha Sarifka Lacagaha Qalaad oo kor u kacay (dhegayso)

Maalmihii udambeeyay magaalada Bosaaso iyo qaybo kamid aha gobolada Puntland waxaa laga dareemayay sare ukac dhanka sarifka doolarka ah , taas oo saam

Qurbajoogta gobalka Mudug oo soo dhaweyeey shirka Nabadeynta ee ka socda Bandiradley (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
DFS oo sheegtay inay sanadkan dagaal la gashay musuq-maasuqa

Maalmihii udambeeyay magaalada Bosaaso iyo qaybo kamid aha gobolada Puntland waxaa laga dareemayay sare ukac dhanka sarifka doolarka ah , taas oo saameen ku yeelatay bulshadii danayra ahayd oo qaar kood wixii ay soo helaanba wax ku iibsan waayay ..

Hadaba sare ukacan ku yimaada markasta qiimaha sarifka lacagaha qalaad maxaytahay sababta aysan ilaa iyo haatan dowladdu aanay xal ugu helin ?

su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Cali Xaaji Saciid oo bare ka ah jaamacada bada cas ee magaalada Bosaaso kuna taqa susay arimaha dhaqaalaha , wariye Xasan heykal ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: