Saraakiil iyo ciidamo DFS oo u xiran musuqmaasuq lagu eedeeyey (dhegayso)

HomeWararka

Saraakiil iyo ciidamo DFS oo u xiran musuqmaasuq lagu eedeeyey (dhegayso)

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 28 xubnood oo isugu jira ciidamada dowladda iyo saraakiil ciidan loo xirxiray falal la xiriira musuqmaasuq. Warbixintan waxaa Xamar nooga soo dirtay wariye Amina Ladan Axmed. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b818adbfd00007239b488f7/Warbixin+Amina+ladan+Axmed_25+Aug+%2718.MP3

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo maalintii labaad ku sugan jiida hore ee dagaalka (Daawo)
Beelaha Cilmi Maxamed & Muuse Maxamed oo ka horyimid Suldaankii shalay lagu caleemasaaray Qardho.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 28 xubnood oo isugu jira ciidamada dowladda iyo saraakiil ciidan loo xirxiray falal la xiriira musuqmaasuq.

Warbixintan waxaa Xamar nooga soo dirtay wariye Amina Ladan Axmed.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0