Saraakiil iyo ciidamo DFS oo u xiran musuqmaasuq lagu eedeeyey (dhegayso)

Saraakiil iyo ciidamo DFS oo u xiran musuqmaasuq lagu eedeeyey (dhegayso)

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 28 xubnood oo isugu jira ciidamada dowladda iyo saraakiil ciidan loo xirxiray falal la xiriira musuqmaasuq.

Warbixintan waxaa Xamar nooga soo dirtay wariye Amina Ladan Axmed.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com