Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal

HomeWararka

Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal

Maamulka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa waxaa uu sheegay howlgal ay qaadeen ciidamo si gaar ah u tababaran oo katirsan maamulka Jubaland inay

Xubno kasocda Aqalka sare oo Baydhabo gaaray
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Ciidamo tababar u soo xiray
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Maamulka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa waxaa uu sheegay howlgal ay qaadeen ciidamo si gaar ah u tababaran oo katirsan maamulka Jubaland inay ku dileen todobo dagaalame oo katirsan Al-shabaab.

“Ciidamo si gaar ah u tababaran oo tiro yar ayaa weerar ku qaaday Tuulo 38-km u jirta Buurdhuubo waxay ku dileen 9 nin oo Al-shababa ah, Labana waa saraakiil’ ayuu yiri Xasan Maxamed Cali guddoomiyaha Buurdhuubo.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay Al-shabaab oo ku wajahan hadalka maamulka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: