Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo lagu dhawaaqay

HomeWararka

Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo lagu dhawaaqay

Guddiga fulinta ee shacabka Dimuqraadiyadda Dowlad deegaanka Somalida,ayaa Madaxweyne KMG ahna Madaxweyne Ku xigeenka u doortay Mustafe Muxumed Cumar

Ruushka oo ciidankiisa kala baxaya dalka Suuriya
Madaxweyne farmaajo iyo muuse bixi oo kulmaya
Madaxweyne Mustafe Cumar (Cagjar): “Dadkii dacaayadeystayaal ahaa [warbaahinta] maanta xor baad tihiin” (dhegayso)

Guddiga fulinta ee shacabka Dimuqraadiyadda Dowlad deegaanka Somalida,ayaa Madaxweyne KMG ahna Madaxweyne Ku xigeenka u doortay Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar).

Ninkaan la doortay ayaa ka mid ahaa xubnihii Mucaaradka, waxaana Guddiga Fulinta ay u doorteen hoggaanka Dowlad deegaanka inta laga soo dooranaayo Madaxweyne.

Mustafe Cagjar ayaa lasoo shaqeeyay Hay’addaha Qaramada Midoobay, gaar ahaan Hay’adda OCHA.

Isbedelka ka dhacay Dowlad deegaanka Somalida dalka Itoobiya ayaa la filayaa inuu u horseedo deegaanada dowlad deegaanka Jawi deganaansho iyo Siyaasad wada qaybsi ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: