Khayre oo masaajidka Isbahaysiga ee Muqdisho kula tukaday boqolaal ruux (sawiro)

HomeWararka

Khayre oo masaajidka Isbahaysiga ee Muqdisho kula tukaday boqolaal ruux (sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysig

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
AMISOM oo taageero maaliyadeed u raadinaysa dagaalka Al-shaabaab
Turkiga ayaa ku dhawaaqay hawlgal milatari oo ka dhan ah Argagaxisada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga ee Magaalada Muqdisho.

 

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimo, isu damqasho iyo is garab qabasho.

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciid ul-Adxa, una rajeeyay in ay sannadkaan sannadkiisa ku gaaraan nabad iyo barwaaqo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: