Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo billowday olalaha qalliinka Faruuryaha (dhegayso)

HomeWararka

Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo billowday olalaha qalliinka Faruuryaha (dhegayso)

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa deegaanada Puntland ka bilowday qallin lacag la'aan ah oo loo samaynayo dadka faruuran iyo kuwa dhabxanaga uga b

Sarkaal dowladda ka tirsan oo lagu dilay Muqdisho
Fah Faahin: Puntland oo beenisay in Canshuur lagu kordhiyeey ganacsatada Dekadda Boosaaso Wax kalaso degta (dhegayso)
Maamulka gobalka Hiraan oo fuliyeey Awaamirtii wasiirka Arrimaha gudaha DFS

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa deegaanada Puntland ka bilowday qallin lacag la’aan ah oo loo samaynayo dadka faruuran iyo kuwa dhabxanaga uga baahan in laga qalo waxaan fullinaya qalliinkaan takhaatiir Ajnabi ah .

Ololahaan qalliinkan oo socon doona muddo 10 maalmood ah ayaa waxaa ka faa’iidaysanaya in kabadan 300 oo qof sida ay sheegeen saraakiisha Caafimaadka .

Wariye Axmed ayaa oo ka qayb-galay daah-furka olalahaas ayaa warbixintaan ka diyaariyay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: