Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo qaabilay Xildhibaano Aqalka sare ka tirsan (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo qaabilay Xildhibaano Aqalka sare ka tirsan (dhegayso)

Mudane Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa maanta Caasimadda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi xildhibaano ah oo uu kujiray Guddoomiye ku xigeenka 2aad Aqalka sare ee Barlamaanka Somaaliya Mudane Mowliid Xuseen Guhaad ,waxaana kulanka looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin wadashaqaynta labadda dhinac.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe Warbixintan kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com