Maydadka laba Caruur ah oo la helay kadib markii ay badu liqday (dhegayso)

HomeWararka

Maydadka laba Caruur ah oo la helay kadib markii ay badu liqday (dhegayso)

labo caruur ah oo da'dooda lagu sheegay ilaa iyo sagaal sano jir ayaa dhanka bari ee xeebta magaalada Bosaaso maydkooda uu ku soo caariyay kadib marki

Itoobiya oo lagu weeraray dad lagu eedeeyay in ay qabaan Covid-19
Iska baar viruska kahor talaaalka inta aadan qaadan
Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb Galay Shir Madaxeedkii Jaamacadda Carabta

labo caruur ah oo da’dooda lagu sheegay ilaa iyo sagaal sano jir ayaa dhanka bari ee xeebta magaalada Bosaaso maydkooda uu ku soo caariyay kadib markii ay badu liqday .

Carruurtan ayaa bada udabaal tagay saaka , waxaana lasoo sheegay caruur kale oo lasoctay xiligi ay bada galayeen.

Burhaan Ismaaciil waxa uu adeer uyahay mid kamid ah wiilashan ay badu latagtay maanta . Daljir ayuu uga waramay dareenkiisa iyo sida ay wax udhaceen .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: