Siyaasi Cabdibarre oo sheegay in DFS ku dag dagtay Go’aanka Khilaafka Canada& Sucuudiga (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cabdibarre oo sheegay in DFS ku dag dagtay Go’aanka Khilaafka Canada& Sucuudiga (dhegayso)

Siyaasi cabdibare yuusuf jibriil oo kamid ah siyaasiyinta Somaliyeed ayaa sheegay in dowlada soomaaliya ay ku deg degtay go'aan ka qaadhashada Muranka

Sidee ugu haboon ee looga faa’iidaysan karaa biyaha roobka ee xiliga dayrta( dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Khilaafka Jubbaland iyo DFS (Qormo)

Siyaasi cabdibare yuusuf jibriil oo kamid ah siyaasiyinta Somaliyeed ayaa sheegay in dowlada soomaaliya ay ku deg degtay go’aan ka qaadhashada Muranka siyaasadeed ee udhexeeya dowladaha sucuudiga iyo Canada kaasoo dhawaan soomaliya sheegtay inay garab taagantahay mowqifka sucuudiga.

Cabdibare ayaa sheegay in maadaama soomaaliya ay tahay dowlad tabaryar aysan hadda Wax Fa’iido ah ugu jirin lakala safashada dowlado arrimo siyaasadeed isku haya.

Wariye Jamaal Faarax Aadan ayuu u Waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: