Qarax Caawa Muqdisho kadhacay & Dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

HomeWararka

Qarax Caawa Muqdisho kadhacay & Dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir ayaa faah faahin dheerad ah kabixiyaay qarax khasaare dhaliyeey oo caawa kadhacay Wadada Mashquulka baddan ee Mak

Madaxweynaha dalka Rwanda ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Ambasaddor Sahra Cali Xasan.
KALAMAAN & Corona Virus 3aad (daawo)
Eng Yarisow oo ka qeyb galay Shirka Guud ee Midowga Caasimadaha

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir ayaa faah faahin dheerad ah kabixiyaay qarax khasaare dhaliyeey oo caawa kadhacay Wadada Mashquulka baddan ee Maka almukarama ee Magaaladda Muqdisho.

Wuxuu sheegay in gaari walxaha Qarxa laga soo buxiyaay la dhigay Makhaayad kutaala wadada Maka almukarama ,waxaana halkaas ku dhintay Afar qof oo shacab ah Sido kale labo qof oo kale oo shacab ah ayaa dhaawac kaso gaaray.

Dhinaca kale Afhayeenku wuxuu sheegay in laamaha amaanka ay wadaan baritaan qaraxaas caawa kadhacay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: