Madaxwayne Farmaajo oo saakay kusii jeeda Afgooye

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo saakay kusii jeeda Afgooye

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay kusii jeeda degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose. Safarka madaxwaynaha ayaa waxaa si’aad ah loo adkeeyey ammaanka degmada Afgooye iyo waddooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Farmaajo ayaa waxaa uu shalay kasoo laabtay socdaal uu ku tagay dalka Eriteriya oo heshiis uu kula soo saxiixday dowladda Eriteriya.  

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Wacaal daray ah: Qarax kadhacay Afar irood Boosaaso iyo khasaare jirra

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay kusii jeeda degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Safarka madaxwaynaha ayaa waxaa si’aad ah loo adkeeyey ammaanka degmada Afgooye iyo waddooyinka Muqdisho iyo Afgooye.

Farmaajo ayaa waxaa uu shalay kasoo laabtay socdaal uu ku tagay dalka Eriteriya oo heshiis uu kula soo saxiixday dowladda Eriteriya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: