Raysal Wasaare Khayre ayaa soo gaaray Qardho (Toos u Daawo)

Raysal Wasaare Khayre ayaa soo gaaray Qardho (Toos u Daawo)

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa uu soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Waxaa uu sheegay inuu ku faraxsanyahay soo dhowayntii qiimaha badnayd ee loo sameeyey.

Shacabka magaalada Qardho ayuu ku amaanay astaamihii gumaystihii la dagaalankiisa oo wali ka muuqda Qardho iyo xifdinteeda, isagoona u sheegay khudbad uu ujeediyay shacabka magaalada Qardho inuu la kulmi doono issimada sida boqorka, waxaana uu yiri waxaan usoo guuri doonaa Qardho.

Hoos kadaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com