Wacaal daray ah: Qarax kadhacay Afar irood Boosaaso iyo khasaare jirra

Wararka nagasoo gaaraya Magaladda Boosaaso ayaa sheegaya in qarax lagu tuuray geerish kuyaala isgooyska Afar iroodka ay ku dhawacmeen sadex qof oo 2 kamid ah ay yihiin Rag halka midka kalena ay tahay Dumar ,sida uu kusoo waramayo Wariye Maxamuud Cabdi ibraahim oo xirir la sameyaay goobjooge.

Goobta geerishka ah ayaa waxaa ku sugnaa Ciidan katirsan Puntland ,kuwaas gaariga ku hagaajisanayeey geerisha ,balse wali lagama hayo fah faahin kale oo ku saabsan in qarax lagu diyaariyaay geerishka iyo in lagu tuuray.

wixi kuso kordha daljir kalasoco


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com