Madaxwayne Farmaajo oo saakay kusii jeeda Afgooye

Madaxwayne Farmaajo oo saakay kusii jeeda Afgooye

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay kusii jeeda degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Safarka madaxwaynaha ayaa waxaa si’aad ah loo adkeeyey ammaanka degmada Afgooye iyo waddooyinka Muqdisho iyo Afgooye.

Farmaajo ayaa waxaa uu shalay kasoo laabtay socdaal uu ku tagay dalka Eriteriya oo heshiis uu kula soo saxiixday dowladda Eriteriya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com