Puntland iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya ogaanshaha Tiradda dadka Kunool Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Puntland iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya ogaanshaha Tiradda dadka Kunool Puntland (dhegayso)

Wasaaradda Arimaha gudaha Puntland ayaa tijaabisay barnaamij lagu Ogaanayo Tirada saxda ah ee dadka Puntland ku noool waxaana lagu tijaabiyay qaar ka

Carwadda Wareegta: Waa wiil dhalinyara ah oo la yimid fikir cusub
Sicirbararka & Cabashada Ganacsatada Bossaso: “Puntland waa Inkirtay Lacagihii ay Samaysatay, Anaguna Hadda waa Yaabbanahay!”
Baarlamaanka 2aad ee Galmudug oo maanta ku shiraya Dhuusamareeb

Wasaaradda Arimaha gudaha Puntland ayaa tijaabisay barnaamij lagu Ogaanayo Tirada saxda ah ee dadka Puntland ku noool waxaana lagu tijaabiyay qaar ka mid ah Xaafadaha Garoowe .

Barnaamijkan waxaa wasaaradda Arimaha gudaha ka taageeraya wasaaradda Arimaha gudaha ee Talyaaniga taas oo ah mid muhiim u ah bulshada Puntland loogana faaideysan doono barnaamijka diirashooyinka soo socda .

Sida uu Warbxintana inoogu Hayo Axmed Shekeeeye ooo garoooowe joooga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: