RW khayre oo khudbad u jeediyaay Ardayda Jaamacada Bariga Africa Garoowe (dhegayso)

RW khayre oo khudbad u jeediyaay Ardayda Jaamacada Bariga Africa Garoowe (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Cali khayre oo ku sugan Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta la kulmay Ardayda dhigatad jaamacadda Bariga africa Faraceeda Garoowe.

Khayre ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa kajeediyaay Gudaha jaamacada isagoo Ardayda ku baraarujiyeey inay dalkooda iyo dadkoodaba u shaqeyaan ,midnimada iyo wadaniyadda ayuu sido kale kala hadlay khayre Ardayda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com