RW khayre oo khudbad u jeediyaay Ardayda Jaamacada Bariga Africa Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

RW khayre oo khudbad u jeediyaay Ardayda Jaamacada Bariga Africa Garoowe (dhegayso)

Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Cali khayre oo ku sugan Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta la kulmay Ardayda d

Sidee ku timid in Ahlusunna ay isaga baxaan Guriceel iyadoo saddax maalin gudaheed dhiigbadan uu ku daatay? (Waraysi)
Mareykanka oo ka hadlay duqeyn dad shacab ah lagu dilay
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Cali khayre oo ku sugan Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta la kulmay Ardayda dhigatad jaamacadda Bariga africa Faraceeda Garoowe.

Khayre ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa kajeediyaay Gudaha jaamacada isagoo Ardayda ku baraarujiyeey inay dalkooda iyo dadkoodaba u shaqeyaan ,midnimada iyo wadaniyadda ayuu sido kale kala hadlay khayre Ardayda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: