MAANHADAL: Jaamacadaha dalka iyo xilka qaadistii wasiirkii waxbarashada (dhegayso)

HomeWararka

MAANHADAL: Jaamacadaha dalka iyo xilka qaadistii wasiirkii waxbarashada (dhegayso)

Wasiirkii waxbarashada ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxaa uu sheegay dhowaan inuu aqoonsanayn jaamacadaha dalka ka howlgala, iyadoona arrintaasi ay si’aad ah uga xumaadeen dhalinyarada dalkooda wax ku barata. Wasiirka ayaa wareegto shalay kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha xilka looga qaaday, inkastoo aan la sheegin sababihii xilka qaadista. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5aed4f01010028262cbd5d/MaanhadalTallmanBssJaamacadaha27Jul18.mp3

Bilayska Garoowe: “Kufsi Kama Dhicin Kaamka Barakacayaasha Garoowe oo waa Beenabuur” (dhegayso)
Nabadoon C/qani Cabdi Baalle shaqsi noocee ah ayuu ahaa (daawo)
Xaalad Nolol Xumo oo ka Jirta Kaamka Halabookhad ee Duleedka Gaalkacyo (dhegayso & sawirro)

Wasiirkii waxbarashada ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxaa uu sheegay dhowaan inuu aqoonsanayn jaamacadaha dalka ka howlgala, iyadoona arrintaasi ay si’aad ah uga xumaadeen dhalinyarada dalkooda wax ku barata.

Wasiirka ayaa wareegto shalay kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha xilka looga qaaday, inkastoo aan la sheegin sababihii xilka qaadista.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: