Faysal Cali Waraabe oo eed kulul ujeediyay golaha wakiilada iyo xukuumadda Muuse Biixi (dhegayso)

HomeWararka

Faysal Cali Waraabe oo eed kulul ujeediyay golaha wakiilada iyo xukuumadda Muuse Biixi (dhegayso)

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo kasoo laabtay shirkii arrimaha Soomaaliya ee Brusless oo uu kula soo kulmay madaxwaynah

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Barlamaanka Puntland oo ka hadlay Colaada Gobalka Sool (dhegayso)
Xubno katirsan Shabaab oo lagudilay howl-gal ka dhacay Jubada hoose

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo kasoo laabtay shirkii arrimaha Soomaaliya ee Brusless oo uu kula soo kulmay madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa eedayn kulul usoo jeediyay golaha wakiilada ee Somaliland.

Faysal ayaa waxaa uu shaki geliyay sharci ahaanshaha golaha wakiilada ee Somaliland, isagoona sheegay in wax sharci ah aanay ku joogin, horayna loo doortay shan sano, balse ay joogaan muddo 15sano ah.

Muuse Biixi ayuu ku eedeeyey inuu yahay nin ficiltan badan, isagoona intaasi ku daray haddii uu isaguna ficiltamo wadanku aanu jirayn.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: