Macalimiin Garoowe tababar lagu soo xiray (dhegayso)

HomeWararka

Macalimiin Garoowe tababar lagu soo xiray (dhegayso)

Wasiirka Kuxigeenka wasaaradda waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax ayaa maanta ka qeyb galay xaflad lagu soo xirayay tababar muddo labbo sanno

Golaha degaanka Degmadda Bareeda oo Kal-fadhigoodi kobaad yeeshay (dhegayso)
Wasaarada Haweenka Puntland oo qeeq gaarsiisay barakacayaasha Jariiban (daawo)
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Mooshinka laga keenay (dhegayso)

Wasiirka Kuxigeenka wasaaradda waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax ayaa maanta ka qeyb galay xaflad lagu soo xirayay tababar muddo labbo sanno ah uga soconayay magaalada Garoowe Macallimiin ka kala yimid gobollada Puntland.

Tababarkan oo ahaa mid kor loogu qaadayay aqoonta waxbarida Macallimiinta ayaa waxaa Ka Qeyb qaatay 325 Macallin waxaana ay ku jireen muddo labbo sanno .

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay dhacdadaasi .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: