Wafdi hordhac u ah Safarka RW khayre ee Puntland oo Garoowe gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Wafdi hordhac u ah Safarka RW khayre ee Puntland oo Garoowe gaaray (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayso Guddoomiyaha ururka haweenka Somaliyeed Batuulo Axmed

Daljir iyo Dhegaystayaasheeda oo ciidsiiyay Agoonta & Danyarta Qardho (Sawirro)
Maxay tahay Magacaabistu sameyeey Madaxweynaha Hiirshabeele ?
TOOS: Xafladda 1 Ogoosto oo Garoowe ka bilaabatay

Magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayso Guddoomiyaha ururka haweenka Somaliyeed Batuulo Axmed Gabale ,iyado ay hordhac u tahay wafdi uu hogaaminayo Ra’iiusl wasaare Xasan cali khayre oo Garoowe ku wajahan.

Wafdiga RW khayre ayaa malmaha soo socda Kaso dagi doona Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxaana wararka Radio daljir helayo sheegayan in uu dhagax dhigi doono dekadda Garacad oo dhawaan dhismaheedu bilaaban doono.

Batuulo Axmed Gabale oo Warbaahinta kula hadashay Garoowe ayaa ka hadashay safarkooda Garoowe iyo waxyaabaha uu ku wajahanyahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    SAFARKIISAASI WUXUU KA MACNO BADAN YAHAY SAFARADII UU KU TEGI JIREY BRUNDI, RUWANDA, ETHIOPIA, KENYA IWM.
    LKN R/WAZARE KHEYRE KAMA AQBALI KARNO HESHIISYADA TUUGADA AH SIDA:-(SOMA OIL AND GAS).
    WAXAAN LEEYAHAY DEVID CAMAROON WAA DHACAY SIDOO KALE WAA INAY SOMA OIL AND GAS IYANA LAWAAYAA. SIDII LOO WAAYEY AASAASAYAASHEEDII.
    SHIRKAD TUUGO AH LAMA AQBALI KARO!. (CROPTION) MAYA.

DISQUS: