Arragtida Shacabka Puntland & Xildhibaanaday u bahantahay Puntland 2019 (dhegayso)

Arragtida Shacabka Puntland & Xildhibaanaday u bahantahay Puntland 2019 (dhegayso)

Doorashada Puntland ayaa waxaa ka harsan wax ka yar muddo shan bilood ah, iyadoona madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas uu dhowr jeer uu ku celceliyay doorashada inay ku dhacayso waqtigii loogu talogalay, oo maalina ka dib dhici doonin, taasi oo uu uga jawaabayay markii musharixiinta damaca uu kaga jiro xilka Madaxwaynaha ay walaac horay uga muujinayeen dib u dhac ku yimaada doorashada Puntland haddana dad badan ayaa iswaydiinaya nooca xildhibaan ee Puntland ay u baahantahay.

Hadaba dhagayste xildhibaanku waa kan sixi kara hogaamiye kasta oo la doorto, waana kuwa bulshada matala, hogaamiyaha ama shaqsiga madaxwaynaha noqonaya waa qof banii’aadam ah oo wax khaldi kara, sixina kara, balse xildhibaanadu ay tahay inay ku ilaaliyaan sharciga inuu madaxwaynuhu ilaaliyo, lana xisaabtamaan haddii maadxwaynaha uu qaado talaabo dastuurka iyo dalka kahorimaan kara.

Haddaba si taasi loo helo, muxuu yahay doorka culimaa’udiinka iyo odayaasha dhaqanka ee kaga aadan doorasho qof bulshada matalaad dhab ah matali kara, kana tarjumi kara kuwooda baahan ee saboolka ah in nalooshooda sare loo soo qaado?

Maxay tahay nuuca xildhibaan ee aad jeceshay inay Puntland yeelato ama shuruud ay tahay inuu buuxiyo? waa mowdii maanta looga hadlay Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ,waana kuwan Aragtida daweynaha .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    Nuurka.
    POLITICAL EXPERT.
    DALJIR SHACABKA U SHEEG ARINTAAN.
    TOBANKAAN QODOB KU QOR GOOGLE AMA YOU TUBE OO FIIRSO XAQIIQDA JIRTA.
    1/WHO REALY IS ISIS?
    2/ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    3/IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    4/ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100%HE WAS MOSSAD AGENT. ISN’T MOSLIMS.
    5/DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO(Paris).
    6/ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!. WHY NOT? ISIS MADE IN ISRAELI.
    7/ISRAEL DID 9/11 & INSIDE JOBS.
    8/OSAMA BINLADEN STILL ALIVE(BAHAMAS).
    9/19 HIJACKERS STILL ALIVE AND WEL!.
    10/DONALD TRUMP HE SAID (OBAMA HE FOUNDED OF ISIS)=(TRU STORY.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com