Guddoomiyaha Barlamaanka oo la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta (Sawiro)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka oo la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta (Sawiro)

Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta ee go

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaano ka tirsan Galgaduud
Daawo qaabkii loo dilay Paul Farmosa, maamulihi Dekadda Bossaso ee shirkadda P&O Port ee Dowladda Imaaraadka
Maraykanka oo faahfaahin kabixiyey sarkaal CIA ka tirsan oo dhawaan lagu dilay Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta ee golaha shacabka.

Kulanka waxaa loogu hadlay muranka ka taagan arrimaha Xajka, xaaladaha xabsiyada dalka, sharciyada guddiga ay gacanta ku hayaan iyo qodobo kale.

Guddiga ayaa guddoomiyaha golaha shacabka warbixin ka siiyay halka ay marayaan dadaalada lagu xalinayo khilaafka ka dhashay arrimaha Xajka iyo cabashada xujeyda.

Sidoo kale guddiga ayaa guddoomiyaha la wadaagay xaalada ay ku sugan yihiin maxaabiista xabsiyada dalka ku xeran iyo xaalada guud ee xabsiyada dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: