Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo Garoowe kusoo laabtay kana hadlay…. (dhegayso)

Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo Garoowe kusoo laabtay kana hadlay…. (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka qaybgalay shirki Brusles ee dalka Biljamka ayaa waxaa maanta dib ugu soo laabtay Garoowe.

Dr Gaas ayaa sheegay in qodobo muhiim ah oo xaaladda dalka kusaabsan dhinacyada ammaanka, siyaasadda iyo dhaqaalaha in looga hadlay, isagoona rajo ka muujiyay dhaqan galka qodobadii kasoo baxay.

Madaxwaynaha Puntland ayaa sidoo kalle ka hadlay kulamadii uu la yeeshay jaaliyadda iyo hay’ado caalami ah.

Hoos kadhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com