Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaano ka tirsan Galgaduud

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaano ka tirsan Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayaa ayaa gaaray Magaalada Baxdo Ee Gobalka Galgaduud. Wafdiga ayaa si

Alshabaab oo soo bandhigay hub ay DFS ka qabsadeen sanad kahor (Sawiro)
Wasaaradaha & Hay’adaha Jubbaland oo laga mamnuucay inay heshiisyo galaan
Madaxweynaha Puntland oo amaro culus dul dhigay saraakisha Puntland (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayaa ayaa gaaray Magaalada Baxdo Ee Gobalka Galgaduud.

Wafdiga ayaa si diirran loo soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaana goob fagaaro ah kula hadlay dadweynaha, waxa uu ka mahad celiyay soo dhaweynta ballaaran isagoo Baxdo ku tilaamay meel ku caan ah faafinta diinta iyo ka hortagga afkaaraha xagjir ka ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: