Shacabka Reer Baran oo ka qaybqaadanaya dhismaha wadada Ceeldaahir-Cerigaabo (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Reer Baran oo ka qaybqaadanaya dhismaha wadada Ceeldaahir-Cerigaabo (dhegayso)

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bardhan ayaa soo dhaweeyay hanaanka iyo qaabka ay usocoto dhismaha wadada Ceel- daahir iyo Ceeri gaabo oo heer gabo gab

Booliska Caabudwaaq oo sheegay inay gacanta ku dhigeen rag dil geeystay
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
WARAYSI | Xaaladday wajahayaan dadkii ka qaxay dadaadkii Baladweyne!

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bardhan ayaa soo dhaweeyay hanaanka iyo qaabka ay usocoto dhismaha wadada Ceel- daahir iyo Ceeri gaabo oo heer gabo gabo ah ku dhaw .

Shacabka ayaa shegay in ay diyaar u yihiin in ay ka qayb qataan dhismaha Wadada ayna baneeyaan meelaha ay wadado so marayso .

Waxa ay sheegen in hadi wadadan ay dhamaato ay ugu magac dari doonaan Madaxweyne Gaas , maadaama lagu dhisay barnaamijki Puntland ha isku tashato .

Waxa ay baaq udireen Dowladda Somaaliya Madaxda ugu saraysa .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: