Somaliland “Nama quseeyo shirka Brussles, Faysal waa Qaran Dumis”!

HomeWararka

Somaliland “Nama quseeyo shirka Brussles, Faysal waa Qaran Dumis”!

Maamulka Somaliland oo sheegta inuu ka go'ay Soomaaliya inteeda kalle ayaa sheegay inaanu qusayn shirka Brusless ee arimaha Soomaaliya. Warsaxaafad

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in la xoojinayo dagaalka ka dhan ka ah Alshabaab
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wada-hadallada Xukuumadda Somaaliland & mucaaradka oo Maanta sirasmi ah u billaawday

Maamulka Somaliland oo sheegta inuu ka go’ay Soomaaliya inteeda kalle ayaa sheegay inaanu qusayn shirka Brusless ee arimaha Soomaaliya.

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu yiri.

“Shirka Soomaaliya ku qabsatay Brussels, waa shir iyaga u gaar ah oo aan marna quseyn Somaliland”ayaa lagu yiri War kooban oo Madaxtooyada Somaliland ka soo saartay shirkaas.

Somaliland ayaa sheegtay inuu shirkan la mid yahay kii hore uga dhacay magaalooyinka Garoowe iyo Muqdisho.

Hogaamiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ka qaybgalaya shirkan, isagoo soo dhoweyn uu u sameeyey safiirka Soomaaliya ee Biljamka, Somaliland ayaa ku eedaysay hogaamiyaha xisbiga Ucid inuu yahay Qaran Dumis.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0