Shirka Brussles oo maanta lasoo gabagabaynayo

HomeWararka

Shirka Brussles oo maanta lasoo gabagabaynayo

Waxaa lagu wadaa in maanta uu soo xirmo shirka taageeridda Soomaaliya ee Beesha Caalamka iyo hogaamiyeyaasha Soomaaliya shalay uga furmay magaalada Br

Warkii Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland oo qiray Colaadda Dhumay inay qayb ka yihiin ciidamo mushaar kaqaata Somaliland (daawo)
MKX Eng. Camey: “Abaartii waxay Sababtay Guur iyo Isdhexgal Bulsho, Haddana waxaan Soodhoweyney Boqollaal Qoys” (dhegayso)

Waxaa lagu wadaa in maanta uu soo xirmo shirka taageeridda Soomaaliya ee Beesha Caalamka iyo hogaamiyeyaasha Soomaaliya shalay uga furmay magaalada Brussles ee dalka Biljamka.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha ammaanka, doorashada, siyaasadda dastuurka iyo dib u dhiska Soomaaliya.

Shalay ayaa waxaa si wada jir ah u guddoomiyay shirka raysal wasaare kuxigeenka Soomaaliya Madi Maxamed Khadar, agaasime katirsan wasaradda arimaha dibadda Sweden iyo kuxigeenka QM.

Waxaa kulanka maanta shir guddoomin doona xogyaha guud ee QM iyo madaxwaynaha Soomaaliya.

Madaxwayanayasha dowlad goboleedyada oo shalay ka hadlay shirka ayaa diiradda saaray arrimaha ammaanka, doorashada, taakulaynta ciidamada xoogga dalka iyo arrimo kalle oo ammaanka quseeya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: