Shirkii Arimaha Soomaaliya ee Brussless oo furmay (sawiro)

HomeUncategorized

Shirkii Arimaha Soomaaliya ee Brussless oo furmay (sawiro)

Waxaa ka furmay magaalada Brussless ee xarunta Midowga Yurub iyo dalka Biljamka shirkii arimaha Soomaaliya ee Beesha Caalamka. Shirkan ayaa socon d

M/weyne Faroole oo u socdaalay Ufayn oo hore ay uga dhaceen dagaaalo dhex maray beelo ardaa wadaag ah. [Dhegaysi …]
11 qof oo ku dhimatay shi labo gaari oo ka dhacay meel wax yar u jirta Galkacyo.
Shaqaaqo dhul oo ka dhacday Cabudwaaq iyo 18 boolis ah oo lagu dhaawacay degmada (Dhegeyso)

Waxaa ka furmay magaalada Brussless ee xarunta Midowga Yurub iyo dalka Biljamka shirkii arimaha Soomaaliya ee Beesha Caalamka.

Shirkan ayaa socon doona muddo labo maalin, waxaana si wadajir u shir guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxa Arrimaha Dibadda Midowga Yurub iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sweden.

Ajandaha looga hadlayo shirka inta uu socdo ayaa waxaa ka mid ah arrimaha siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo qodobo kale oo ka hadlaya horumarinta iyo mustaqbalka Soomaaliya.

Shirkan ayaa daba socda shirarkii horay uga dhacay London iyo Muqdisho oo looga hadlayay mustaqbalka Soomaaliya iyo waxyaabaha horyaala dowladda Soomaaliya iyo sidii loo fulin lahaa balan-qaadyada shirarkii hore

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: