Dhalinyarada Puntland oo ku haminaysa inay doorashadan saamayn ay ku yeeshaan (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyarada Puntland oo ku haminaysa inay doorashadan saamayn ay ku yeeshaan (dhegayso)

60% shacabka Puntland ayaa lagu tilmaamaa inay yihiin dhalinyaro, balse si la mid ah dhalinyarada guud ahaanba Soomaaliya waxaa ay wajahaan shaqo la'a

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Bosaaso: sidde looga ciiday maanta
Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

60% shacabka Puntland ayaa lagu tilmaamaa inay yihiin dhalinyaro, balse si la mid ah dhalinyarada guud ahaanba Soomaaliya waxaa ay wajahaan shaqo la’aan, qiimaha qaaliga ee waxbarashada sare iyo hoose, tahriibka iyo ammaan xumada.

Doorashooyinka Puntland ayaa waxaa saamayn ku leh odayaasha dhaqanka, waxaana lagu guul daraystay maamuladii horay usoo maray ee Puntland inay gaarsiiyaan Puntland heer ay ka dhacdo doorasho shaqsi iyo cod, darruuf kasta haka timaadee,

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir ayaa diiradda lagu saaray maanta hammiga shacabka ee doorashooyinka sanadka dambe.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: