MARTISOOR: Siyaasi Cabdidaahir yey oo ka hadlay Marxaladda PL & doorashooyinka

HomeMARTISOOR

MARTISOOR: Siyaasi Cabdidaahir yey oo ka hadlay Marxaladda PL & doorashooyinka

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah siyaasiga C/daahir Maxamed Yuusuf Yey. Md. Yey oo ka mid ahaa muarashixiinta u tart

(Dhagayso) Barnaamijkii Martisoor Prof: Cali Khaliif Galayr
DHAGAYSO:Abwaan Shube oo Marti-ku Ah B.Martisoor ,kana Hadlaya Bur-burka Afka Hooyo ku Yimid
Dr. Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah siyaasiga C/daahir Maxamed Yuusuf Yey. Md. Yey oo ka mid ahaa muarashixiinta u tartamay xilka madaxtinimo ee PL sanadkii 2014 ayaa barnaamijkan wuxuu si durugsan ugu falan qaynayaa arrimo door ah ee la xiriira marxaladda uu maamulka PL ku sugan yahay wakhti xaadirkan, siiba Afar sano iyo bar ka dib waxa ka hirgalay isbaddalkii ay doonayeen murashixiintii wakhtigaas ee madaxweyne gaas laftiisuna ka mid ahaa.

Axmed sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka Xarunta Daljir ee Boosaaso ka soo jeedinaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: