MARTISOOR: Siyaasi Cabdidaahir yey oo ka hadlay Marxaladda PL & doorashooyinka

MARTISOOR: Siyaasi Cabdidaahir yey oo ka hadlay Marxaladda PL & doorashooyinka

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah siyaasiga C/daahir Maxamed Yuusuf Yey. Md. Yey oo ka mid ahaa muarashixiinta u tartamay xilka madaxtinimo ee PL sanadkii 2014 ayaa barnaamijkan wuxuu si durugsan ugu falan qaynayaa arrimo door ah ee la xiriira marxaladda uu maamulka PL ku sugan yahay wakhti xaadirkan, siiba Afar sano iyo bar ka dib waxa ka hirgalay isbaddalkii ay doonayeen murashixiintii wakhtigaas ee madaxweyne gaas laftiisuna ka mid ahaa.

Axmed sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka Xarunta Daljir ee Boosaaso ka soo jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com