Guddoomiyaha Maxkamadda Sare “Garsoorihii dhaqaalle uruursanaya shaqada ha isaga tago”

HomeWararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare “Garsoorihii dhaqaalle uruursanaya shaqada ha isaga tago”

Guddoomiyaha maxkamdda sare ee Soomaaliya Abuukaate Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay dowladda inay tilaabo ka qaadi doonto garsoorihii lagu helo inay

Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)
Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo Guddoomiye doortay
Axmed Madoobe oo la Hadlaya Baarlamaanka DFS: “Shaqada aad Leedihiin inta Garan Weydaan Annaga Faraha ha nagu soo Taagtaagina”

Guddoomiyaha maxkamdda sare ee Soomaaliya Abuukaate Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay dowladda inay tilaabo ka qaadi doonto garsoorihii lagu helo inay gasho dambi musuqmaasuq.

“Waxaan halkaan u nimid in aan ugu adeegno Shacabka Soomaaliyeed si cadaalada ah balse umaanan imaan in aan dhaqaale ka tacbano Ummada Soomaaliyed ee tabaaleysan sidaasi darteed cid alaala cidii Garsoorka dalka u timid in ay dhaqaalo ka sameysato ,a isaga tagto ee Ganacsi ama sahqooyin kale ha abuurato.

Hadalkaan ayaa waxaa uu ka sheegay magaalada Muqdisho.
Soomaaliya oo muddo dheer dagaalo kasocdeen ayaan waxaan si wanaagsan aan u shaqayn hanaanka garsoor ee dalka, taasi oo la rumaysanyahay mida ugu wayn ee hortaagan hanaan dowladeed oo dalka ka hirgala.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: